6 December oo loo aqoonsaday HIILDOOLAR, AMA MAALINTII LAGA GUULAYSYAY XEER IYO NIDAAM

Filed under: Wararka |

Wixii soomaaliya ka dhacay 6 December, wax lamid ah hadday ka dhicilahaayeen dalalka Shacabkoodu bisilyihiin waxaa dhici lahaa Banaanbaxyo aan kala go’lahayn oo looga soo horjeedo Xaqdaradii dhacday iyo dastuurkii iyo xeerkii 15ka million ee Soomaalidaa ay dhigteen ee ay ku xadgudbeen shakhsiyaad kooban.

Laakiin nasiib daro, bulshada Soomaalida oo ah bulsho aan lahayn garasho ay ku dareemaan cawaaqib xumada ay keeni karto wixii ay sameeyeen qolooyinka Hiil Doolar 6/ December.

Si kastaba ha ahaato waxaa isa soo taraya indheergaradka dareensan cawaaqib xumada ay leedahay in la garab maro qaabkii iyo Dastuurkii iyo nidaamkii lagu heshiiyay in lagu dhaqmo.

isku soo duub maalintaas waxay ahayd maalintii loo aqoon saday Hiildoolar.