Soomaali iyadaa halkaas is dhigtay in Jareertii Kenya dhogorwayn ay 4000 oo Soomaaliya soo masaafuriyaan iyo Soomaalidii oo ilmaynaysa waayo waa looma ooyaan

Filed under: Wararka |

Jareertii Kenya Dhogorwayn xaqiiqiyan in ay maanta dalkeeda Soomaali 4000 gaaraysa kasoo masaafuriso waa arrin aad Soomaalida ugu fiican waana arrin ay halmar ku baraarugi doonaan in ay hurdada kakacaan oo waagu xili uu kubaryay ay is ogaadeen.

Dhanka kalena waxaa ayaan dhawayd sidaas si le eg Soomaalidii dalkooda uga soo masaafuriyay Sacuudi Khamiisya wayn.
Somali-kenya
Dadkii Soomaaliyeed waxay noqdeen Hilib Qeeriin oo habarwalbaa u hawooto, halkaana Soomaali cida dhigtay Soomaali waa taqaan waliba Soomaali iskuma jirto ee cida halkaa Soomaali dhigtay 24kii sano ee u danbaysay cidwaliba waa taqaan, waxaana hadda loo baahanyahay in Qabyaalada meel loogasoo wada jeesto, oo shacabkaas dhibaatoonaya sidii wado wanaagsan lowgu jeexilahaa looga shaqeeyo.

Kenya Ingiriis baa iyo reer Galbeed baa Soomaali u lagday ee waligeed Kenya Dhogorwayn Soomaali dhul ay leeyihiina ma gumaysteen maantana dalkooda kama soo masaafuriyeen.

Kenya Dhogorwayn sow kuwii markii 1990 Soomaalidu dalkeeda timid ay hindidu gumaysan jireen ma ahan Sow kuwii Soomaalidu ganacsiga bartay ma ahan.