Madaxwaynaha Puntland oo qanciyay ururka Saxaafadda Madaxa-banaan ee Puntland (Dhageyso)

Filed under: Wararka |

Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo ah nin Jaamiciya oo dhalinyara ah isla markaana mudo dheer Qurbaha kusoo noolaa oo fahansan qaabka umadaha horumaray ay u noolyihiin, ayaa hadda ah ruuxa kaliya ee Mansab siyaasadeed Gayiga Soomaalida ka hayaa isla markaasna marwalba qaata talada iyo doonitaanka shacabka.

Madaxwayne Gaas ayay aad ugu qanceen dhalinyaradii Saxaafadda ee la kulantay Madaxwaynaha ayaa kala hadlay xeerkii Saxaafadda ee iyadoon la dhagaysan talasoojeedinta ururka Saxaafadda iyo bulshada si degdega la isaga ansixiyay.

Dhalinyaradii ayaa kulankii kadib sifiican iyagoo u qanacsan saxaafadda xortaa u waramay

Halkaan ka dhageyso :

[audio:http://som.horseedmedia.net/wp-content/uploads/2014/07/codii-weriyaasha-shirkii-jarid-ee-maxed-dahir-yusuf-salim-iyo-toll-man.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhageyso