Xasan Culusow markaad u fiirsato waxaa kuu soo baxaysa in aanu doqon ahayn laakiin Khaa-in uu yahay Khaa-in kusoo tababartay sida Mashaariicda iyo Jaaliyadaha Mashaariicda lowgu dabarto.
laakiin waxaa cad in aanu Xasan meelna kalahayn waxyaalaha muhiimkaa ee lagu hanto kalsooni shacab, sida Wadaniyadda, Dunwanaagga, Daacadnimada, Qadiyadda, Danguud u fakarid.
Xasan Waa daniiste, Kooxayste, Khaa-in Qosol beennaad iyo Hadal Jillicsan oo Qosol wata oo beena ay ka buuxdo, kugaar dantaada waxwalba u sameeya.
Hadda marka uu Englishka ku hadlayo Qofkii ajnabi ah oo dhageysta wuxuu u qaadanayaa Madaxwayne balo ka dhacday oo aad u fakar wanaagsan.
Somali President (full interview) from AMISOM Public Information on Vimeo.