Faarax Sh Cabdulqaadir oo ku gacansayray Xilwareejintii (Dhegeyso Faarax oo ka hadlaya dib u habayn uu ku samaynayo garsoorka iyo dastuurka markii wasaaradda xanaanada Xoolaha loo magacaabay)

Filed under: Wararka |

faarax SH Cabdulqaadir oo dambiyo farabadan ka gallay Dastuurkii 10ka million ee Soomaalidaa, kadib markii uu siyaabo kala gadisan uu ugu tagri fallay DASTUURKII 10 MILLION EE SOOMAALIDAA KA DHEXEEEYAY ee ay ku heshiiyeen.
[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/10/faarax-sh-maxamed-khilaaf.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso


Dad badan baa is waydiinaya cidda xaqa u siisay in uu Noqdo ruuxa go’aanka ka gaaraya DASTUURKA SOOMAALIYA.

DHAGEYSO FAARAX OO KA HADLAYA DASTUURKA SOOMAALIYA OO DIB U HABAYN UU DOONAYO IN UU KU SAMAYN DOONO, MARKII FAARAX LOO MAGACAABAY WASIIRKA XANAANADA XOOLAHA AYUU WALI KU ADKAYSANAYAA IN ISAGA AY LAGAMA MAARMAANTAHAY IN UU GARSOORKA SOOMAALIYA IYO DASTUURKA SOOMAALIYA UU DIB U HABAYN KU SAMAYNAYO, SIDAA LA AJLIGEED AYNAN MACQUUL AHAYN IN LAGA BADALO WASAARADDA GARSOORKA

FAARAX SH AYAAN WALIGII ISKUUL U GALIN ARRIMAHA GARSOORKA IYO DASTUURKA, DAD BADAN BAA IS WAYDIINAYA MEESHA UU KUSOO DHIGTAY CILMIGA GARSOORKA
Faarax maxamed