Afhayeenka Beesha Younis Cabdiraxmaan (Habarjeclo) oo sheegay Shirkadda Shidaalka Genel ee Turkiga oo 45 Million$ ay Dawladda siiyeen la lunsaday
Afhayeenka oo ka qaybgallay shirkii Maalgashiga ee Uk ee Soomaaliland ee Siilaanyo Jooggay ayaa sheegay in Shirkadda Genel ee Turkiga in Qandaraas la siiyay ay ku bixiyeen 45 Million$ sy siiyeen Dawladda Somaliland
Afhayeenka ayaa sheegay in shirkaddaan ay Macdan doonayso in ay dalka ka gurato ee ay aynan batrool soo saarayn