Sawirka maanta: Waftigii Puntland ee Baydhabo tagey oo baabuurta qafilan ee Amison lagu qaaday intii u dhaxaysay Madaarka Baydhabo iyo Guriga Caleemasaarku ka socdo daawo oo ka quuso Soomaaliya
Soomaaliya ninkii rajo kalahaayow ka quuso, marba haddii waftigii madaarka laga saarayo baabuurta qafilan , maxaa halkaas kaaga soo baxay.