Ximan iyo xeeb oo kalsoonidii kala laabatay Shirkii Cadaado ee maamul u samaynta Gobalada dhexe (Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Warsaxaafadeed uu soo saaray maanta Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa lagu sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen shirkii maamul usamaynta Gobalada dhexe xukuumadda Ximan iyo Xeeb.

Muddo dheer baan dulqadanaynay, hadana dhamaan Golayaasha Ximan iyo Xeeb wax shaqo ah kuma laha shirkaas, waayo shirka waa la afduubay waxaana afduubay DFS wasaaradda arrimaha Gudaha.

Hoos ka dhegayso