Erayadaan hoose waa erayo aan toos uga soo qaadanaya barta uu Facebook ku leeyahay wasiirka arrimahagudaha ee DFS Mudane Odawaa:
Dhismaha Maamulka Galmudug looma marin dariiq qabyaaladeed maxaa yeelay Dowladnimadu maaha qabiil sidaas darteed Puntland waxeey ku qasban tahay iney tixgeliso nidaamka Federalka iyo Dastuurka Galmudug oo dhigaya in Xaduuda Galmudug tahay Nugaal .
Allaa Mahadleh