Gudoonka Baarlamaanka ee Galmudug ayaa waxaa ku guulaystay 3da Xildhibaan ee kala ah
Gudoomiyaha Barlamanka Cali Gacal oo kasoo jeeda beesha Hawiye/Murursade
Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Barlamanka Xareed Cali Xareed oo kasoo jeeda beesha Direed/ Qubeys
Gudoomiye kuxigeenka labaad oo kasoo jeeda beesha Hawiye /Habargidir/Saruur.
Waxaana booska ka maqan Beeshii Sade Daarood ee Marka ay arkaan walaalahood reer Puntland oranjiray awood daarood baan Soomaaliya ku qabsanay iyo Awood Sadaan Jubbooyinka ku qabsanay.