Xildhibaan Goodax: Madaxwaynuhu lacagtaan badan ee shalay Mudug iyo Galguduud lagu soo gaday intuu ka keenay, waa Hantidii Dawladda waana waxa aan ku eedaynay(Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Xildhibaan Goodax: Madaxwaynuhu lacagtaan badan ee shalay Mudug iyo Galguduud lagu soo gaday intuu ka keenay, waa Hantidii Dawladda waana waxa aan ku eedaynay.

Xildhibaan Goodax ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu shalay Macain ka ahaa Jaamacadda Simad, waxna aannu haysan.
Waxaa is waydiin mudan xaggee waxaan oo lacaga oo waxaas oo Xildhibaana lagu iibinayo uu Madaxwaynuhu ka keenay.

Hoos ka dhegeyso