Warbixin Caanaha Soomaaliya malaga Faa-iidaysan karaa Dhegeyso

Filed under: Important News,Wararka |

Caanahu waa waxa aduunka ugu qiimaha badan waayo waxaa laga hellaa maadada Calcium-ka oo Lafaha Bini aadamku ku dhisanyihiin.
Soomaaliya waxay leedahay Xoolaha ugu badan aduunka hadana waxay ka arradanyihiin sidii xoolaha iyo caanaha looga faa iidaysan lahaa, waxaanan jirin habayaraatee wax horumarin iyo hannaan hal abuurnimo oo wax is badala lowgu sameeyay qaabkii hore ee aan Xoolaha u dhaqan jirnay.
BBC ayaa waraysi la yeelatay Khabiir Xasan Geelle oo ka qayb gallay shir looga hadlayay Horumarinta Caanaga Africa

Hoos ka dhegeyso

Si kooban u diyaariye
Ibrahim Gablax