Runtii dhalinyarada warbaahinta Horn Cable ka shaqeeya ayaa inta Soomaalida ku hadasha u horseeday barnaamijyo aad muhiim u ah oo inta badan Madaxda lagu waydiiyo hadalada bulshada ay kaga hadlaan Goobaha Fadhikudirka si markaas hadaladaas banaanka loo keeno oo bulshada looga haqabtiro ayay dhalinyaradaan si geesinimo iyo raganimo ku jirto u waydiiyaan madaxda
Hoos ka daawo su’aalo culus oo Faysal la waydiiyay