Waxaan Halkaan tacsi uga diraynaa İlma Abshir Hashi Botaan oo Aabahood Abshir Hashi Botaan kugeeriyooday magaalada BUURTİNLE,Gobolka NUGAAL 20.08.2016.
Waxaan ALLAAH uga baryanaa Marxuumka İn ALLAAH unaxariisto,Kitaabkiisana midigta kasiiyo,JANNATUL FARDOWSAL CULYAANA ALLAAH geeyo,eheladii İyo qaraabadii uuktageyna Samir iyo İimaan ALLAAH kasiiyo. AAMİİN,AAMİİM,AAMİİN.
Waxa tacsida diraaya:
1-Hanad Boqor C/LLaahi Boqor Musse
2-Dr C/Nasir Mohamud Ciise dheeg
3-Hashim Hagi Ahmed Hirsi
4-Dr Ahmed Hassan Jamac Walax
5-Cabdi Ahmed Cabdulle (Waranjaan)
6- Mohamed Cali Hassan Alto
7-C/Risaaq Nuur Cawl
8- Mohamud C/Rahman Shiinle
9–General Osman Asseir
10-Salah C/Rahman Hirsi
11-C/Qani Sacid Nuh
12-C/Casis Hagi Ahmed Hirsi
13-Engineer İbraahim Maxamed Hasan (Gablax)
14-Cabdideeq Yusuf Jamac Geyre
15–Ahmed Cali Saylaan
16-Hooyo Casha Cali Adem
17-Amino Calimayaas
18-Muxubo Calimayaas
19-Hali Cali Mayaas iyo Dhammaan reer Calimayaas
20-Deeqo Boqor C/laahi Boqor Musse
21-Faduma Daqare
22-Hamdi C/Laahi AHMED
23-Dhammaan Xubnaha Dallada Qurbajoogta Puntland ee Finland
24-Dhammaan Xubnaha Dallada Ururada Puntland ee Europe (PEDAN)
Pingback: Tacsi Ku Socota İlma Abshir Hashi Botaan oo Aabahood Abshir Hashi Botaan kugeeriyooday magaalada BUURTİNLE,Gobolka NUGAAL 20.08.2016. - Daily Somalia Report