Aduunkoo dhan wuxuu billaabay in dhul cidla ah hadda iyo kow laga dhiso Caasimad Cusub oo si fiican loo qorsheeyay maadaama hadda aqoon cusub la gaaray waxaa wanaagsan in si fiican loo qorsheeyo caasimadda lagana guuro Caasimadihii duugoobay,
Haddba daawo masar oo caasimad cusub dhisanaysa.
Maxaase Soomaali u diiday in ay Caasimad Cusub u guuraan oo Muqdisho iyo dhiiggii badnaa ee lagu daadshay laga guuro si aan loo xasuusan.
Pingback: Egypy Oo Caasimad Cusub Dhisanaysa (BBC News – Egypt plans to spend $45bn building new administrative capital) - Daily Somalia Report