Prof Cabdi Ismaaciil Oo Shacabka Soomaalidaa Ku Booriyay In Aynan Madaxda Masiirkooda Ku Aaminin Kenya 20 Million Bay Ugu Talagashay In Ay Madaxda Ku Laaluushto?
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa shaki ka muujiyay in la isku halleeyo madaxda Soomaalida oo buu yiri ay Kenya hadda ugu tala gashay kharash gaaraya illaa 20 million$.