Puntland Oo Ka Baxday Doorashadii Musuqmaasaqa ee 2016

Filed under: Wararka |

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Eng Cumar Camay ayaa gabi ahaaanba joojiyay doorasha kusheeggii ay musuqmaasuqeen kooxda Xasan Culuosw ee Damuljadiid.

Camay ayaa sheegay in ay puntland doorasahda ka qayb galayso markii doorasha xalaala loo diyaargaroobo.

Raganimo Mudane Camey waa fikir ay dhammaan umadda Soomaaaliyeed iyo Beesha Caalamka inteeda wanaagga Soomaalida la rabta ay soo dhawaynayaan.

8 Responses to Puntland Oo Ka Baxday Doorashadii Musuqmaasaqa ee 2016

  1. Pingback: Puntland Oo Ka Baxday Doorashadii Musuqmaasaqa ee 2016 - Daily Somalia Report