Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhaw Billaabanaysa

Filed under: Wararka |

Waxaa Goor dhaw billaabandoonta tartanka Doorashada Gudoonka Golaha Sharci-dajinta DFS.
Saacadda lagu ballamay ayaa ahayd 9-ka in ay xildhibaanad xaadir yihiin, laakiin waxay u badantahay in ay aad dib ugu dhacdo.

Maanta ayay ku xirantahay rajo badan oo Soomaaliyeed cidda ay xildhibaanadu u doortaan Gudoonka Baarlamaanka, waxaana loo badinayaa in aynan guulaysanayn, Jawaari, Xidig.

One Response to Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhaw Billaabanaysa

  1. Pingback: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhaw Billaabanaysa - Daily Somalia Report