Murtida Maanta [Thought of The Day]
Sirta noloshu waa aamminnimada iyo ku dhaqanka suubbanaanta. Haddaad middaa isku sidkin kartid, kolkaa dhabteedii heshey.
Groucho Marx
The secret of life is honesty and fair dealing. If you can fake that, you’ve got it made.
Tifaftiraha
20.01.2017
Pingback: Murtida Maanta [Thought of The Day] - Daily Somalia Report