Sheekh Shaakir Madaxwaynaha Ahlu Sunna Oo Muqdisho Aan Loo Kala Harrin kana Qaybgalaya Caleema-Saarka Madaxwayne Farmaajo

Filed under: Wararka |

Soomaalaida ayaa hadda khadyaan ka taagan kooxahan Wahaabiyiintaa ee Boqortooyada Sacuudigu maalgaliyaan.
Kadib markii wki-leaks lagu sheegay in Sacuudigu uu go’aansaday in Soomaalida Ethiopia la hoos geeyo ayay Soomaalidu iska dhex arkeen Ururada Wahaabiyiinta, iyo qaraxyada ay ku laayaan dadka masaakiintaa.

Waana sababta Shiikh Shaakir madaxa Ahlusunna soo dhawayntiisa aan loo kala harrin