Innaa Lilaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun.
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Illaahay Naxariistii janno haka waraabshee
Maxamed Caydiid Xuseen Degel.
Maxamed Caydiid Xuseen ayaa muddo sanada ku xanuunsanaa Muqdisho.
Maxamed ayaa ka tirsanaa ciidanka PIA-da Puntland.
Fawsiya Maxamed Jaamac oo ay qarabo dhaw yihiin Marxuum Maxamed hadana degan dalka Finland ayaa tacsidan u diraysa dhamaan familka Maxamed Xuseen Caydiid Oo Kala Jooga Boosaaso, Dhahar, Ceeldaahir iyo Ceelaayo.
Illaahay naxariistii jano ha ka waraabsho walaalkey.
Fawsiya Maxamed Jama Finland.
Pingback: Tacsi: Maxamed Caydiid Xuseen Degel (Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuun) | allsanaag