Qoraaladii xalka Soomaaliya halkaan ka akhri
Waxaan warbaahinta PO ku daabacnay qoraalo aad u farabaan oo aan ku xaqiijinayno, ninka Soomaaligaa ina walaalow wuxuu ku dhamaamo ma jirraan, waxay Soomaali dhammaanteed horumar ku gaarikartaa isku tanaasul, iscafis, illaahay oo nimcooyinka uu sida goonidaa noosiiyay looga mahadnaqo, cadaalad, maamul wanaag.
Arrimahaas waa in qofwalba goonidiisa uga shaqeeyo oo xaasadnimada la joojiyo oo qofkii arragtidheer lagu taageero arragtidiisa.