Farshaxanka Amiin arts ayaa xaaladda Soomaaliya sawir yar oo kooban kusoo kooba halka wariyayaasha ay saacado ku qaadato in ay arrin waadixiyaan.
Hadaba makarajo dhigtay Dalkii waagii hore Soomaaliya la oranjiray.
1993 Boosaaso waxaa qabsaday Ururka Al-itixaad
Waxaad maqlaysaa waxaa qabsaday Dalkii Maxaakiimta Islaamka
Haddana Ururka Mujaahidiinta Islaamka ee Al-shabaab
Hadana kaba daroo dibi dhal
Ururka Damhadiid oo iyagu dalkii Doolar iyo Lacag kula wareegay iyagoon hal Xabadda ridin.