Home » Search results for: “Ahmed Ali BIHI”

Halyay Qoraa Illaahay Khayr hasiiyo Ahmed Ali Bihi qoraaladii hore ee Ahmed halkaan ka eeg , maqaaladiisu waa maqaalo waano iyo xigmad xambaarsan, maqaalka hadda u danbeeyay ee FROM FADHI KUD-DIRIR TO WASIIR , waa maqaal ruuxii akhriyaa uu waxbadan ka kororsanayo, waana muhiim in dadka soomaalidaa ee waxgaradkaa in aynan aqoontooda iyo Mu-alifnimadooda la […]

Continue reading …

Ahmed Ali Bihi: MADAXWEYNE GAAS WASIIRO NOOCEE AH AYUU DOORAN DOONAA?

Comments Off on Ahmed Ali Bihi: MADAXWEYNE GAAS WASIIRO NOOCEE AH AYUU DOORAN DOONAA?

MADAXWEYNE GAAS WASIIRO NOOCEE AH AYUU DOORAN DOONAA? Fakarka madaxweynayaashu waxey u kala duwan yihiin hadba sida ay KALSOONI ugu qabaan naftooda, aqoontooda iyo maamulkooda. Waxaa kale oo ay ku kala duwan yihiin LEGACY-ga uu rabo inuu madaxweynaha lagu xasuusto, sida: 1) Ma wuxuu rabaa inuu noqdo madaxweyne ilaa inta uu ka dhimanayo ama laga […]

Continue reading …

Ahmed Ali BIHI:PUNTLAND MADAXWEYNE LAMA DOORTEE MADAXWEYNAA LA NACAA

Comments Off on Ahmed Ali BIHI:PUNTLAND MADAXWEYNE LAMA DOORTEE MADAXWEYNAA LA NACAA

PUNTLAND MADAXWEYNE LAMA DOORTEE MADAXWEYNAA LA NACAA Qeybtii Koowaad: Mar kasta oo doorasho ka dhaceyso Puntland ama Somalia si uun baan mashquul u noqdaa. Inta badan safar ayaan ku jirey. Dadka la socda ayaa isoo waca oo ii sheega hadba natiijadu meesha ay mareyso. Nin ayaa Garoowe iga soo wacey oo wuxuu ii sheegey in […]

Continue reading …

Maxaa kala heysta (Qiso dhab ah: By Ahmed Ali BIHI)

Comments Off on Maxaa kala heysta (Qiso dhab ah: By Ahmed Ali BIHI)

Maxaa kala heysta Qiso dhab ah: By Ahmed Ali BIHI) Maxaa kala heysta waa taxane ka sheekeynaya dhibaatooyin ka qurbaha. Sheekadatan waa run, waxeyna ka dhacdye dal Europe ah. Labada magac kaliya ayaan bedeley. Hor-u-dhac: Duco waxey degen tahey Europe. Waxey heysataa 4 caruur ah oo aabahood ka dhintey. Waxey degen tahey guri aad iyo […]

Continue reading …

Ahmed Ali Bihi: XUKUUMADA CUSUBEEY NIN KU XAMAY NINA KU XAALEE! (maxa xal ah)

Comments Off on Ahmed Ali Bihi: XUKUUMADA CUSUBEEY NIN KU XAMAY NINA KU XAALEE! (maxa xal ah)

As salamu alaikum Baarlamaan, Ra’iisul Baarlamaan, Madaxweyne iyo Madaxweyne-ku-xigeen ayaa la soo doortey. Meel kasta waa laga taagyeerey, isbedelka waa lagu farxey waana la soo dhaweeyey; xaflado taagyeero ah ayaa dalal fara badan laga dhigey. Madaxweynaha ayaa xafladii ka soo hormariyey magacaabista wasiiradda waayo hadduu wasiiradda magacaabi lahaa xafladda ka hor, waxaa hubaal ah dad […]

Continue reading …

Ahmed Bihi: INNAGA IYO ADDUUNKA (Somaliyey nimaan ku dhamin yuu ku dhaansan!)

Comments Off on Ahmed Bihi: INNAGA IYO ADDUUNKA (Somaliyey nimaan ku dhamin yuu ku dhaansan!)

INNAGA IYO ADDUUNKA (Somaliyey nimaan ku dhamin yuu ku dhaansan!)Reerkoodu waxey leeyihiin 500 oo geel ah, asaguna carab ayuu 5 geel ah u raacaa! Nin Somali ah oo reerkoodu leeyihiin 500 oo geel ah ayaa ushaqeeya nin Saudi ah oo leh 5 geel ah. 5-taas geela ah ayuu u raacaa. Somalia dhaqaale weyn oo la […]

Continue reading …

HARDANKA SHISHEEYAHA IYO HABACSANAANTA SOOMAALIDA.

Comments Off on HARDANKA SHISHEEYAHA IYO HABACSANAANTA SOOMAALIDA.

HARDANKA SHISHEEYAHA IYO HABACSANAANTA SOOMAALIDA. Wixii ka dambeeyay go’doomintii ay Sacuudiga iyo xulufadiisu go’doomiyeen dal-yaraha Qadar, waxaa marba marka ka dambaysa isa soo tarayey xasarado iyo xasilooni daro siyaasadeed oo ay Soomaaliya cagaha la sii galaysay. Inkasta oo shacab waynaha soomaaliyeed soo dhaweeyeen mawqifkii ay xukuumaddu ka qaadatay khilaafkakan, haddana mar walba waxaa jirey dad […]

Continue reading …

SOOMAALIYA MA MADAX WANAAGSAN BAY LA’DAHAY MISE MAAMUL SUUBAN?

Comments Off on SOOMAALIYA MA MADAX WANAAGSAN BAY LA’DAHAY MISE MAAMUL SUUBAN?

SOOMAALIYA MA MADAX WANAAGSAN BAY LA’DAHAY MISE MAAMUL SUUBAN?   Wixii ka dambeeyey doorashadii iyo dhismihii dawladdii carta waxay umadda soomaaliyeed dareemyeen rajo dawladnimo iyo sansaan dib u dhalasho, kadib markii ay meel iska dhigeen toban sano oo ku suntanaayd inay yihiin dad aan waxba ku heshiin karin. Laga soo bilaabo dhismihii dawladdii cabdiqaasim Salaad […]

Continue reading …

Majority of Somalia nationals think Ethiopia’s invasion and alleged interference is the cause of instability in the Horn of Africa country. From interviews conducted by Radio Dalsan in Mogadishu some 80% of residents in the capital believe Ethiopia undermines the sovereignty and security of its neighbor Somalia. “As long as the Ethiopian army presence continues […]

Continue reading …

The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab Written By Swedish Investigative Journalists Peter Wolfson & Greta Backstrom Many accounts misapprehend the nature of the relationship between Somaliland and al-Shabaab. The relationship, in fact, goes far beyond contact and coexistence, with significant financial assistance by Somaliland’s Ministry of Interior and Intelligence Agency providing the bulk of al-Shabaab’s […]

Continue reading …
Page 1 of 212