Home » Search results for: “faysal rooble”
Continue reading …

Cabdiwaxid Gaarhaye Oo Waraystay Faysal Rooble

Comments Off on Cabdiwaxid Gaarhaye Oo Waraystay Faysal Rooble
Continue reading …

Faysal Rooble Oo Qarxiyay Xiriirka Ka dhexeeya Muuse Biixi Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia

Comments Off on Faysal Rooble Oo Qarxiyay Xiriirka Ka dhexeeya Muuse Biixi Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia

Siyaasiga ugu culus siyaasiyiinta Soomaalidaa ee ka faalooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya. Faysal Rooble ayaa aad uga faallooda sababaha ku kalifay Muuse Biixi in uu dagaal ku qaado tukaraq. Faysal Rooble oo runtii arrimo badan banaanka soo dhigay ayaa arrin khatara fashiliyay, arrinkaas oo macquula. Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu, wuxuu kasoo jeedaa […]

Continue reading …

Sadex Qodob Oo Loo Badaniyo In Ay Madaxwayne Gaas Ku Riixeen Talo Diidnimada iyo Xukun Boobka Iyo Faysal Rooble Oo Isna Sifiican U Dhaliilay Madaxwayne Gaas (Qormo Kooban)

Comments Off on Sadex Qodob Oo Loo Badaniyo In Ay Madaxwayne Gaas Ku Riixeen Talo Diidnimada iyo Xukun Boobka Iyo Faysal Rooble Oo Isna Sifiican U Dhaliilay Madaxwayne Gaas (Qormo Kooban)

Aqoonyahan Faysal Rooble oo La isku raacay in uu yahay ninka ugu badiya Soomaalida nool aqoonta hanaanka dawladeed ayaa ka dhawaajiyay erayo ay dhamaan shacabka Puntland ka aaminsanaayeen Madaxwayne Gaas. Arrimaha uu Faysal Gaas ku dhaliilay ayaa ah kuwa ay dhammaan dadka indheergaradkaa ka aaminsanyihiin Madaxwayne Gaas, kuwaasi oo ay ugu horeeyaaan. Madaxwayne Gaas oo […]

Continue reading …

Waraysigan wuxuu si qota dheer ugaga hadlay aqoonyahan FAYSAL CABDI ROOBLE Ujeedadii ay dowladda Itoobiya ka lahayd waraaqdii ay dhowaan soo saareen ururka CDRC ayna sida qabyaalada ah somalida uGu qayb qaybineysey Xasan Sheekhna ku taageereysey .Sidoo kale wuxuu kaga hadlay Qoraal dheer oo uu ka qoray warqadaasi dadka somaliyeedna uu uGu bidhaamiyey ujeedada iyo […]

Continue reading …

Waxaa baryahaan danbe isa sootaraya aqoon yarida madaxda Soomaalida iyo la taliyayaashooda aqoonta ay u leeyihiin hanaanka dawladnimo. Aqoonyahan Faysal Roobel ayaa qarxiyay arrin ku cusub dhagaha Soomaalida oo ah, in Madaxwaynaha uu dastuurku siinayo in Madaxwaynuhu is hortaagi karo qorshe siyaasadeed uu baarlamaanku aqlabiyad ku diiday, sida murankii heshiiskii Madasha ee Baarlamaanku diidanaa. Faysal […]

Continue reading …

Aqoonyahan Faysal Rooble oo ah ninka ugu daacadsan dadka jecel horumarka Soomaaliya waliba gaar ahaan Puntland ayaa aad uga xumaaday heshiiskii Garoowe siduu u dhacay. Puntland waxay halkaas ku gaadhay wuxuu ahaa maamul wanaag iyo Golayaal isla xisaabtamaya. Hadda waxaa cad in Baarlamaankii Puntland uu maqaar saar yahay, oo uunan Gaas laba tashanayn ee go’aankuu […]

Continue reading …

Aqoonyahan Faysal Rooble oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa nasiib darro wayn ku tilmaamay rabitaanka Raysul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke uu ku doonayo inuu 4.5 uga dhaadhicyo Puntland oo horay u diiday. “R/wasaare Cumar waa ku liidnimo inuu Puntland ku darqiyo nidaam xaaraan ah, waa in la dhowraa axdi-qarameedyadii ay ummaddu horay ugu hishiisay, […]

Continue reading …

FAYSAL ROOBLE: Shacabka Soomaalidu maanta waa isku aragti maalin kawanaagsan ma jirto(Dhegeyso)

Comments Off on FAYSAL ROOBLE: Shacabka Soomaalidu maanta waa isku aragti maalin kawanaagsan ma jirto(Dhegeyso)

DHEGEYSO: AQOONYAHAN FAYSAL ROOBLE OO GOLAHA 1960 UGA WARRAMAY SHIRKII JABUUTI IYO

Continue reading …

Doodda Fagaaraha: oo looga doodayo Federaalka iyo Awoodaha Madaxda (Faysal Rooble oo Federaalka asalkaa si qoto dheer u sharaxaya)

Comments Off on Doodda Fagaaraha: oo looga doodayo Federaalka iyo Awoodaha Madaxda (Faysal Rooble oo Federaalka asalkaa si qoto dheer u sharaxaya)
Continue reading …
Page 1 of 41234