Aflaam Muujinya In Midnimadii Soomaalida Soo Noqonayso

Filed under: Heeso,Important News,Wararka |

Waxaa baryahaan danbe aad isku soo taraya dhalinyaradii Soomaalida oo aad u xiisaynaysa in ay dib u hantaan midnimadii umadda Soomaalida heeryadana iska qaadaan, waxa ugu wanaagsan ee facebuugga lagu ay dhalinayaradu ku faanaan waa dhaqanka Soomaalida iyo Calanka Soomaalida.

Waana dareen wacay iyo rajo fiican bi-idni-allaah.


Somalia way soo noqon

One Response to Aflaam Muujinya In Midnimadii Soomaalida Soo Noqonayso

  1. Pingback: Aflaam Muujinya In Midnimadii Soomaalida Soo Noqonayso - Daily Somalia Report