Akhri liiska wasiiradda la magacaabay

Filed under: Wararka |

wasiiradda
Wasiira-dalayaasha:

1.Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
2.Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
3.Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
4.Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
5.Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga Qaranka

Golaha Wasiirada

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Barre
Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane
Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle
Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed
Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin
Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed
Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan
Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed
Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur
Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan
Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow
Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar
Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow
Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud
Ku Xigeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed

Wasiir kuxigeenadda

1.C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
2.Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
3.Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
4.Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
5.Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka
6.Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
7.Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda
8.C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka Qorsheynta
9.C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka
10.Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta
11.C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
12.Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
13.Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
14.Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
15.Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
16.Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo Dhalinyarada
17.C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha
18.C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
19.Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
20.Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
21.C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
22.Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta
23.Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
24.Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo Tacliinta Sare
wasiirada3

wasiirada4

wasiiradda2