AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE: Soomaaliya waxaa horumar lagu gaarsiin karaa Manhaj Xirfadeed oo Ilmuhu markuu 16 gaaro waa in uu xirfad shaqo leeyahay uma baahnin Manhaj Bakastaani (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE ayaa Runtii noqday Aqoonyahan kusoo kordhiyay saaxaaxadda Soomaalida fikir aad u wanaagsan oo uu muddo dheer kasoo fikiray.
MAXAMED CALI BILE

AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE wuxuu ku doodayaa in umad marka la samaynayo ay kusoo koobmayaan Manhajka qofka wax lagu soo baray oo uu sheegay in ilmaha marka aad Manhaj Bakastaaniya wax ku barto uu ruuxaas noqonayo Ruux Bakistaaniya waayo waxaad waxku soo bartay Manhajki Bakastaaniga, waayo hadhow suur weel Bakastaani baa loo xiritaa

Min Gaalkacyo Illaa Boorame marka aad doonayso in aad ruux Soomaaliya soo saarto waa in aad maadooyin wadaniya caruurta wax ugu dhigtid ee aanad ugu dhigin tacliinta caruurtaada manhaj Sacuudi, iyo manhaj Sawaaxili

waa in aan ubadkeena 70% u samayno manhaj kooban oo gabigiisuba 10 sano ah oo lixda hore la barayo ilmaha maadoonyinka aasaasiga, 4 sano ill aalixsano la barayo xirfad uu ku takhakhusay, oo marka uu 16 jirka yahay uu ilmuhu kaa shaqo tago waayo waa xiliga uu xoogga leeyahay.

(Good point HAMBALYAY U DIRAYSAAA WARBAAHINTA PUNTLANDOBSERVER AQOONYAHAN MAXAMED CALI BILE )
DAAWO DAQIIQADDA 45AAD WIXII KA DANBEEYA.