Atam oo magangalyo siyaasadeed ka hellay Dawladda Qadar iyo waraysi uu bixiyay maalin ka hor (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Horgalihii Horjoogaha uga ahaa dawladda Qadar iyo dawladaha Taageeradda Maalgallineed siiyaa kooxaha Wahaabiyiinta Qaybtooda dagaalada Soomaaliya kawada Horgale Atam ayay Dawladda Qadar siisay magangalyo Siyaasadeed taasi oo cadaynaysa Qaska ay Qadar iyo dalalka kale ee xagjirka nagu taageera Soomaaliya ka wadaan.