Axmed Diiriye oo ku baaqay in dagaalka shabeeladda Hoose kasocda lajoojiyo (maqal)

Filed under: Wararka |

Nabadoon Axmed Diiriye ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaaladda kasocda Shabeeladda Hoose.
axmed diiriye
Madaxdii dagaaladda dhulkaas 30-ka sono kawaday waa dhameedeen, hebel dhimay oo hebel dhimay, waxaan leenahay dagaalkaas jojiya allahiin haduu alle yahay.

[audio:http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2014/06/Axmed-Diriye-1.mp3]

Ama Mobiilkaaga ka dhagayso