Axmed Madoobe: Waxaan Ballanqaadayaa in aannu waxwalba dib u heshiisiin ku xalino, Jubbaland waxay noqonaysaa Laabka arrimaha Soomaaliya xalkooda lagu allifo(Dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Marlabaad ayuu ku ceshay Madaxwayne Axmed Madoobe eraygii ahaa waxaan rabnaa in ay Jubbaland noqoto Guri Soomaaliyeed oo ruux walba oo Soomaali sheegtaa aannu habayaraatee marti ku dareemin.

Jubbaland waxaan rabnaa in ay noqoto meeshii gogasha Soomaaliyeed la dhigi lahaa.

Dhegeyso