Beelaha Ay kosoo Jeedaan Wasiiru-dawlayaasha DFS

Filed under: Wararka |

HAWIYER

1- Cabdulqaadir Macalin Nuur, Madaxtooyada, Hawiye, Abgaal, Waceysle

2- Cabdullaahi Faarax Wehliye, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta , Hawiye, Duduble

3- Xildhibaan Xasan Macalin Xuseen, Wasaaradda Amniga Gudaha, Hawiye, Murusade.

4- Xildhibaan Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi, Wasaaradda Gadiidka cirka iyo dhulka , Hawiye, Shiiqaal.

5- Axmed Cabdi Kaariye, Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska , Hawiye, Habargidir, Saleebaan.

DAAROOD

1- Xildhibaan , Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasaaradda Maaliyadda, Majeerteen, Cali Saleebaan

2- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, Wasaaradda Waxbarshada iyo tacliinta sare, Daarood, Harti, Awtable

3- Xildhibaan Cabdullaahi Bile Nuur, Wasaarada Postada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Daarood, Dishiishe.

4- Cabdixakiin Xasan Ashkir, Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Daarood, Ogaadeyn, Makaahiil

DIR

1- Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Cali Baqdaadi, Wasaaradda Cadaaladda, Dir, Reer Aw Saciid.

2- Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa, Wasaaradda Gaashaandhigga, Dir, Ciise

3- Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali, Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha, Isaaq, Habar Awal.

DIGIL & MIRIFLE

1- Cabdullaahi Xaamuud Maxamed, Xafiiska Ra’isulwasaaraha, Mirifle, Disow.

2- Xildhibaan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren, Wasaaradda Ganacsiga  iyo Warshadaha, Mirifle

BEELAHA SHANAAD

1-Cabdulqaadir Axmed-Kheyre Cabdi, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Beesha Shanaad, Reer Aw Xasan