Beesha Caalamku waa tuma? Bal aan idin su’aalee, Bah-wadaag miyaan nahay? Sow kuwii bar naga mid ah, Itoobiya ku biirshoo, NFD-na bixiyoo, Jabuutina bannaan dhigey (Daawo Hees Kooxda Minneapolis)

Filed under: Heeso,Important News,Wararka |

Beesha Caalamku waa tuma?

Bal aan idin su’aalee,

Bah-wadaag miyaan nahay?

Sow kuwii bar naga mid ah,

Itoobiya ku biirshoo,

NFD-na bixiyoo,

Jabuutina bannaan dhigey …

(Daawo Hees Kooxda Minneapolis)