Beesha Cali Gari Oo Cali Khaliif Kaga Hormaray Lacagta Gunadaa ee Ay Dhiibaan Shirkadaha Macdanta Booba Iyo Ciidamadii Cali gari Oo Isdhiibay (Video)

Filed under: Important News,Wararka |

Kadib markii ay Beesha Cali Gari fahmeen in Cali Khaliif uu Doonayo in uu magacooda Lacagta Gunidaa ee ay Dhiibaan shirkadaha Maafiyadaa ee doonaya in ay boobaan macdanta ku duugan deegaanada SSC iyagoo iska laaluushaya Siyaasiinta Somaliland, ayay hal mar wixii ay ciidan hayeen ku wareejiyeen Somaliland si ay u qaataan lacagta ay dhiibaan shirkadaha Maafiyadaa ee raba in ay boobaan macdanta deegaanada ssc.

Cali Khaliif oo ay reer abti u yihiin Cali garigu ayaa hadda waxaa ku dhacday ceeb ka dib markii ay beesha Cali gari toos u dalbadeen lacagta gunadaa ee Horgalayaasha ay siiyaan shirkadaha macdanta ka booba dalalka soo koraya.

Beelaha dhulbahante ayay beel kasta si toosa gunada uga qaadataa Mudane Siilaanyo, waxaana ay dad badan is waydiin doonaan markaas waxa looga baahaam doono Cali Khaliif.

Akhri maqaalkan
Sababta Soomaaliya La Dagi La’dahay Oo Loo badaniyo Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Ku Jirta Oo La rabo In la Boobo (Cadaymo Dhegeyso)

One Response to Beesha Cali Gari Oo Cali Khaliif Kaga Hormaray Lacagta Gunadaa ee Ay Dhiibaan Shirkadaha Macdanta Booba Iyo Ciidamadii Cali gari Oo Isdhiibay (Video)

  1. Pingback: Beesha Cali Gari Oo Cali Khaliif Kaga Hormaray Lacagta Gunadaa ee Ay Dhiibaan Shirkadaha Macdanta Booba Iyo Ciidamadii Cali gari Oo Isdhiibay (Video) - Daily Somalia Report