Beesha Yibraha ee Puntland oo Shamsudiin Cabdullaahi U Doortay Xildhibaan DFS iyo Sida Xalaashaa ee uu Tartanku U dhacay (Daawo)

Filed under: Important News,Wararka |

Beesha Yibraha ee Puntland ayaa noqotay beeshii ugu horaysay ee sida xalaashaa u soo dooratay xildhibaankii u matali lahaa baarlamaanka DFS, waxayna beeshu yibruhu usoo bandhigeen Soomaalida inteeda kale sida xalaashaa ee ay isugu raaceen xildhibaankii beesha.

Waa in lagu bogaadiyo beesha yibraha sida mucjisadaa ee ay usoo bandhigeen hanaankii ay xildhibaanka beesha si wada jira ugu doorteen, inkastoo aan lasoo bandhigin wali qaabkii uu tartanku u dhacay iyo in uu goob joog ahaa gudiga doorashooyinka ee heer Puntland.

iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/QScnULvHAw4″ frameborder=”0″ allowfullscreen>

One Response to Beesha Yibraha ee Puntland oo Shamsudiin Cabdullaahi U Doortay Xildhibaan DFS iyo Sida Xalaashaa ee uu Tartanku U dhacay (Daawo)

  1. Pingback: Beesha Yibraha ee Puntland oo Shamsudiin Cabdullaahi U Doortay Xildhibaan DFS iyo Sida Xalaashaa ee uu Tartanku U dhacay (Daawo) - Daily Somalia Report