Boosaaso Iyo Imaaraadka oo Isaga Dhaw Boosaaso iyo Kismaayo iyo Shirkadda Air Shabelle oo Duulimaadyo Imaaraadka iyo Boosaaso Billaabaysa

Filed under: Important News,Wararka |

kismaayo boosaaso

dubai boosaaso

Sida Maapka Aan Google Earth ka cabirnay uu noo xaqijiyay Boosaaso iyo Imaaraadka ayaa isku jiro masaafo dhan 1400 km, halka ay Boosaaso iyo Kismaayo isku jiraan masaafo dhan 1600 km.

Hadaba masaafada ay isku jiraan Boosaaso iyo imaaraadka ayaa cadaynaysa in Boosaaso ay jaanisyo badan u leedahay in ay ganacsi iyo isku socod si fudud ula samayn karto dalalka qanigaa ee khaliijka.

Waxaana markii ugu horaysay billaaban doono duulimaad Boosaaso iyo Imaaraadka (Fujairah) iyo Muqdisho oo toos ah oo ay hirgallinayso Shirkadda diyaardaha ee Air Shabelle.

air shabele1

air shabele

4 Responses to Boosaaso Iyo Imaaraadka oo Isaga Dhaw Boosaaso iyo Kismaayo iyo Shirkadda Air Shabelle oo Duulimaadyo Imaaraadka iyo Boosaaso Billaabaysa

  1. Pingback: Boosaaso Iyo Imaaraadka oo Isaga Dhaw Boosaaso iyo Kismaayo iyo Shirkadda Air Shabelle oo Duulimaadyo Imaaraadka iyo Boosaaso Billaabaysa - Daily Somalia Report