By By Somaliya, Raysalwasaaraha Cusub Hassan Khayre Ninkii Shirkaddii Maafiyada Africa U Qaabilsanaa ee Untu Ku Sheegtay In Uu Alshabaab Maalgaliyo

Filed under: Important News,Wararka |


Soomaaliya in bari hore la qabsaday oo laga shaqaystay waan ogayn laakiin qolada qabsatay wax walba waxaa nooga daran sida ay nawgu been guuraaan, waxaana naloo qaatay in ay dalkana qabsadaan jaahwareerinta iyo shaararka faraha badan naga daayaan.

Ninka uu farmaajo Raysalwasaaraha ka dhigay waa ninkii dambiilaha ahaa ee un monitoring ay ku eedeeyeen in kooxaha argagaxisadaa maalgaliyo isla markaana u shaqaynayay shirkadaha batroolka oo Norway iyo Somoil.

Ninkan oo beel ahaan kasoo jeeda beesha xaaska Farmaajo ee Murursade.

hadaba akhri mid ka mida eedaymihii Unta

UN Investigates Director Of Oil Firm Chaired By Michael Howard For “Possible Extremist Links”

Runtiina way noo fiicnayd in uu si daacada Farmaajo isku kaaya tuso, awal xooggaa rajaa nasoo gashay hadase waan ogaanay cidda Farmaajo keensatay