Cabdiraxmaan Gablax Xilligii Isku Diyaarintii Doorashadii Puntland 2013-kii Muxuu Ka Yiri Hanaanka Asxaabta Badan iyo Qorshaha Hal Qof Hal Cod Puntland Si Aan Musuq Maasuq lahayn Loo Gaarsiin-karro (Qoraallo aan P/O Xilligaas Ku Daabacnay + Cod)

Filed under: Aqoon-kororsi,Dawlad-Wanaagga,Important News,Wararka |

Cabdiraxmaan Sh Maxamed Xasan Gablax oo kamid ahaa Musharaxiintii isku diyaarinayay doorashadii Puntland ee 2014, ayaa ahaa raggii ugu macaaradada adkaa xukuumaddii Faroole, gaar ahaan markii sanadkii 2012 ay xukuumaddii Faroole sanadka ku darsatay iyo waliba hanaankii  uu Faroole ku sheegay xisbiyada badan oo ay xukuumaddii Faroole soo bandhigtay.

Hadaba maadaama gudiga doorashada ee xukumadda Madaxwayne  Gaas ay iyana shalay hanaan xisbiyo badan soo bandhigeen bal dib u milicso muxuu barigaas Cabdiraxmaan Gablax ka yiri arrimahaas, waa muhiim in taariikhda wax laga barto.

Dhagayso Voa Barnaamijka Khilaafaadka Musharaxiinta Puntland iyo Madaxwayne Faroole

 

Hadana dhegeyso Cabdiraxmaan Gablax oo si waadaxa u sharaxaya hanaanka hal cod iyo hal qof lagu gaarro.

 

Dhegeyso Cabdiraxmaan Gablax Oo Sharaxay Nidaamka Dawladeed Ee Dagmooyinka Maraykanku Isku Maamulaan Xili Uu Taaganyahay Dagaalka Gaalkacyo Oo Ku Salaysan Aqoon Daro maamul