Cabdiraxmaan Koronto oo ay Beelhoose isla yihiin Goodax balse Su’aalo adag waydiiyay (Dhegeyso Xigmadda Su’aalaha Halyay Cabdiraxmaan Koronto)

Filed under: Wararka |

Tifatiraha laanta afka Soomaaliga ee BBC-Soomaali Cabdiraxmaan Koronto ayaa wuxuu maalmahaan ku sugnaa Goobta uu ka socdo Shirka Copanhegan.

Koronto ayaa maanta su’aalo kulul waydiiyay Goodax.

Cabdiraxmaan Koronto ayaa muujiyay Masuuliyad uu u hayo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, isaga oo aan u eexan Goodax oo ay beelhoose isla yihiin sidii uu Yusuf Garaad samayn jiray oo idaacadda BBC Qabyaalad ka samayn jiray oo ay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ka warhayaan maanta

Laakiin B
ahda warbaahinta Puntlandobserver waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Halyay Cabdiraxmaan Koronto oo shaqadiisa iyo Qabyaaladda kala saaray waayo Koronto waa Muwaadin ay Soomaalinimadu kala wayntahay Qabyaaladdu.

koronto

[audio:http://www.puntlandobserver.com/wp-content/uploads/2014/11/Cabdiraxmaan-Koronto-Goodax.mp3]

Ama Moobiilkaaga ka dhegeyso