Cabdrixmaan Xuseen Caddo oo sheegay in ay habboontahay in 8-dii Gobol ee 1969 dawladdii rayidka wax lagu qaybsado (dhegeyso)

Filed under: Important News,Wararka |

Cabdrixmaan Xuseen Caddo oo kamid ah ururada Rayidka oo maanta ka qayb galayay Faaqidaada todobaadka ee Voa ayaa sheegay haddii ay Soomaalidu doonayso in ay si cadaalad u dhow inta laga gaarayo one man one vote wax lowgu qaybsho hanaankii 8 Gobol ee dawladdii Rayidka ee Soomaalidu ku midaysnayd oo heshiiska ku ahayd, waayo xiligii Siyaad Barre waxaa go’aan iska gaarayay hal ruux.

Hoos ka dhegayso doodda oo dhamaystiran

Halkaan hoose waxaad ka eegtaa
Qaab-dhismeedkii Gobollada & Degmooyinka Soomaaliya (1960-1969)
A-Gobolka Hargeysa 5 degmo

Hargeysa
Berbera
Gebilay
Boorame
Saylac
B -Gobolka Burco 8 Degmo

Burco
Ood weyne
Sheekh
Buuhoodle
Ceerigaabo
Laas qoray
laas caanood

C- Gobolka Majeerteeniya 8 Degmo

Boosaaso
Qardho
Isku-shuban
Bandarbeyle
Caluula
Qardho
Garoowe
Eyl
D- Gobolka Ex Mudug 7 Degmo

Gaalkacyo
Hobyo
Jerriiban
Xarardheere
Dhuusamareeb
Ceelbuur
Ceeldheer
E- Gobolka Hiiraan: 2 Degmo

Beled weyne
Buulo Burte
F- Gobolladii Ex-Banaadir: 9 Degmo

Xamar
Balcad
Jowhar
Cadale
Afgooye
W/Weyn
Marka
Qoryooley
Baraawe
G- Gobolka Jubada Sare: 6 Degmo

Baydhabo
Buur-Hakaba
Xuddur
Diin-soor
Baar-dheere
Luuq
H- Gobolka Jubada Hoose 4 Degmo

Kismaayo
Jamaame
Jilib
Af-madoow

Isku dar 49 Degmo

Qaab-dhismeedkii Gobollada iyo Degmooyinka Soomaaliya 1969–1991kii)
A-Gobolka Awdal 4 Degmo

Baki
Boorama
Lug-haye
Seylac
B-Gobolka Waqooyi Galbeed 4 Degmo

Hargeysa
Berbera
Gebilay
C-Gobolka Tog-dheer 4 Degmo

Burco
Buuhoodle
Ood-weyne
Sheikh
D-Gobolka Sool 4 Degmo

Laas-caanood
Taleex
Ceynabo
Xuddun
E-Gobolka Sanaag 4 Degmo

Ceerigaabo
Laas-qoray
Ceel-afwen
Baran
F-Gobolka Bari 8 Degmo

Boosaaso
Bandar-beyla
Qardho
Isku-shuban
Qandala
Caluula
Baar-gaal
Xaafuun
G-Gobolka Nugaal 4 Degmo

Garowe
Eyl
Dan-gorayo
Bur-tinle
H-Gobolka Mudug 5 Degmo

Gaal-kacyo
Hobyo
Xarar-dheere
Jarriiban
Goldogob
I-Gobolka Gal-gaduud 7 Degmo

Dhuusa-mareeb
Ceel-buur
Ceel-dheer
Cadaado
Cabuud-waaq
Gal-hareeri
Balan-bal
J-Gobolka Hiiraan 5 Degmo

Beled-weyne
Buulo-burte
Jalalaqsi
Matabaan
Maxaas
K-Gobolka Shabeellaha Dhexe 7 Degmo

Jowhar
Bal-cad
Cadale
Aadan yabaal
Mahaddaay
Ruun-nirgood
War-sheikh

L-Gobolka Shabeellaha Hoose 9 Degmo

Marka
Af-gooye
Wanle-weyn
Qoryo-leey
Baraawe
Sablaale
Kurtun-waareey
Dajuuma
Aw-dheegle
M-Gobolka Jubbada dhexe 3 Degmo

Bu’aale
Jilib
Saakoow
N-Gobolka Jubada Hoose 5 Degmo

Kismaayo
Jamaame
Af-madow
Badhaadhe
Xagar
O-gobolka Baay 5 Degmo

Baydhabo
Buur-hakaba
Diin-soor
Qansax-dheere
Berdaale
P-gobolka Bakool 6 Degmo

Xuddur
Tayeegloow
Waa-jid
Ceel-berde
Yeed
Rab-dhuurre
Q-gobolka Gedo 6 Degmo

Garba-haarreey
Luuq
Baar-dheere
Beled-xaawo
Dooloow
Ceel-waaq
R-Gobolka Banaadir 17 Degmo

Xamar-weyne
Xamar-jajab
Boon-dheere
Waaberi
Wada-jir
Dharkeyn-leey
Hodon
Howl-wadaag
War-dhiigleey
10- Shibis

C/casiis
12- Kaaraan

13- Huriwaa

14- Dayniile

16- Yaaq-shiid

17- Shingaani

W/D: Mursal