Cadaaladda iyo saamaynta nolosha bini -aadamka(Warbixin Kooban)

Filed under: Wararka |

Qormo kooban muhiimadda Cadaaladda

Cadaaladdu waa waxa ugu muhiimsan nolasha Bini aadamka, Iska ilow Horumar, iska illow nabad, hadii aynan cadaalad jirin.

Halka ugu muhiimsan ee wadamadda horumarka gaaray ay aad isaga illaaliyaan waa cid allaalle cidii damacda in ay Cadaaladda daba maryayso,

Hadii Cadaalad lahelo, waxaa lahelayaa Kalsoonidda Shacabka, Hadii kalsoonidda shacabka lahello waxaa lahelayaa Is aaminnaad, haddii shacabku is aaminno waxaa lahelyaa Midnamadda Shacabka.
speakjustice
Shacabka oo midooba ayaa waxaa ku xigaya Horumar, waxaana ku Xigaya sharaf iyo Karti.

Marka haku ordin Horumar ee hoos kasoo billow.

See Cadaalad loo hellaa.
Inkastoy hadaan Muslim nahay ay Cadaaladdu meel walba Quraanka kaga taal, maadaamma aanan annigu ahayn shiikh Caalima ayaan ka hadlikaraa oo qura aragtidayda.

Cadaalad si loo hello waa in shacabka lagu wacdigaliyaa muhiimadda Cadaaladda, si ay markaas u ilaalashadaan oo isaga wadaqabtaan cid walba oo cadaaladda doonaysa in ay ku tumato, ha ugu horeeyeen kuwa Hogaamiyayaashaa.

Waxaan kaga hadli doonnaa ayaamaha soosocda Shabakadda Puntlandobserver.com arrimo baddan oo cadaaladda la xiriira sidaa awgeed fadlan
nala qaybso fikirkaaga

puntlandobserver@gmail.com