Cadayn Qulquladaha Somaliland Oo Dhamaantood Shidaal Hoosta lagali Doona

Filed under: Important News,Wararka |

Ceelka shidaal ee Lughaya waa ceel la diyaarshay 1990, waana ceel uu dhex ceegaago batrool aad u tira badan, waxaanan ka haynaa xog rasmiya.

Waxaana maalmahaan socda muran dhanka deegaanka ah oo kasoo cusboonaaday deegaanada Lughaya, waxaana xaqiiqa in aynan ka marnayn ceelka shidaal ee Lughaya.

Hadaba warbixinadaan dib u daalaco

One Response to Cadayn Qulquladaha Somaliland Oo Dhamaantood Shidaal Hoosta lagali Doona

  1. Pingback: Cadayn Qulquladaha Somaliland Oo Dhamaantood Shidaal Hoosta lagali Doona - Daily Somalia Report