Cali Guray Oo Kamid Ahaa Aasasayaashii Somaliland oo Sheegay In Aynan Jirrin Wax Uu Ka Jecelyahay Midnimada Soomaalida, Ee Kaliya Uu Raadinayo Cadaalad

Filed under: Important News,Wararka |

Siyaasiga ugu daacadsan Siyaasiyiinta Soomaalida ee maanta dunida ku nool isla markaana siyaasaddiisa ku saleeya muhiimadda Runta Oo waxwalba lagu saleeyo.

Hadaba Cali Guray oo kamida Siyaasiyiinta ugu culus siyaasiyiinta Somaliland ayaa sheegay in aynan jirrin wax uu ka jecelyahay midnimada Soomaaliya balse kaliya uu raadinayo hanaan cadaaladeed oo aan cidna xaqeeda la duudsiin.

Hoos ka daawo