Cali Khaliif oo ku guulaystay tartankii doorashada Madaxwaynenimo ee Khaatumo

Filed under: Wararka |

Wareegii hore aya Cali Khaliif iyo Indhasheel kala heleen, galaydh 21 cod, Indhasheel 9 cod.

Sidaas ayayna guushii ku raacday Cali Khaliif Galaydh oo noqday Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo.

Cali Khaliif oo la aaminsanyahay in uu ahaa miskaxdii ka danbaysay aasaasidda Maamulgobaleedka Khaatomo ayay shacab farabaddan isha ku hayndoonaan bal ujeedooyinka u qarsoonaa Cali kahaliif iyo hadba waxa uu kusoo kordhiyo Taagaarayaashiisa iyo shacabkii codka siiyay.

Puntlandobserver.com