Cali Khaliif Oo Somaliland Ku Biiray Iyo Cali Oo Ku Biiridaan U Soo Galay Halgan Khiyaameed Qaatay 10 Sano (Akhri Qormooyin Aan Horey Ugu Cadaynay)

Filed under: Important News,Wararka |

Xagla Toosiye waa nin daacada waana nin raga oo mawqifkiisa fikirka gooni isutaagga u bareeray, laakiin Cali  Khiyaamo khaatumo Cali qooto qooto, waa nin muddo 10 sano ah shacabka marin habaabinayay oo jamhadayn beena iyo hadalo beena umad dhan ku khiyaamayay.

Hadaba akhri qormooyinka faraha badan ee aan ku sheegnay in Cali uu yahay nin Somalilander ah oo shaarar beenaad gashaday, qormooyinka qaar baan shansano ka hor inta akhrinay markiiba sheegnay hadafkiisa iyo in uu shirkado maafiyo ah iyo gacmo shisheeye uu u shaqeeyo oo shaqadiisu ahayd kalaqaybin bulshada dulman ee xoogga loo sheegtay, waana khiyaamo la galo mida aduunka ugu khatarsan.