Home » Archives by category » Golaha 1960 (Page 3)

Faysal Cabdi Rooble oo laba waraysi oo kala duwan aadna u xiisa badan siiyay Golaha 1960

Comments Off on Faysal Cabdi Rooble oo laba waraysi oo kala duwan aadna u xiisa badan siiyay Golaha 1960

waraysi/ Aqoonyahan Faysal Cabdi rooble 36sano ka dib booqashadiisii muqdisho ka sheegay arimo aad u cajiiba waraysi/ Aqoonyahan faysal cabdi rooble oo ka warmay fashilka siyaasadeed ee ku dhacay dowlada,waxqabad la’aanta baarlamaanka iyo isqabsiga d/goboleedada/golaha1960  

Continue reading …

WARAYSI/ AQOONYAHAN IBRAHIM SH MAXAMED(GABLAX) AYAA KA WARAMAY SIDA UGU HABOON EE LOO HELI KARO BAARLAMAAN SAXA SOMALIYA

Comments Off on WARAYSI/ AQOONYAHAN IBRAHIM SH MAXAMED(GABLAX) AYAA KA WARAMAY SIDA UGU HABOON EE LOO HELI KARO BAARLAMAAN SAXA SOMALIYA

Waraysigan uu aqoonyahan Ibrahim Sh Maxamed Xasan (Gablax) siiyey golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu kaga waramay ururo ka dhisan dalka dibadiisa oo ilaalinta DEEGAANKA SOMALIYA wax badan ka qabtay oo uu ka mid ahaa.Sidoo kale wuxuu ka waramay isku darka ururadu faaiidada balaaran ee ay keenaan,ugana wanaagsan tahay in mid waliba goonidiisa u […]

Continue reading …

WARAYSI/ GUDOOMIYAHA BOOSAASO UNIVERSITY PROF:CABDIWELI C/RAXMAN GAYRE OO KA WARAMAY KULIYADAHA JAAMACADDA IYO HEERKOODA WAXBARASHO

Comments Off on WARAYSI/ GUDOOMIYAHA BOOSAASO UNIVERSITY PROF:CABDIWELI C/RAXMAN GAYRE OO KA WARAMAY KULIYADAHA JAAMACADDA IYO HEERKOODA WAXBARASHO

waraysi/ gudoomiyaha boosaaso university prof:cabdiweli c/raxman gayre oo ka waramay kuliyadaha jaamacadda iyo heerkooda waxbarasho

Continue reading …

WARAYSI/DR MAXAMUD CALI GEELDOON AYAA KA WARAMAY “QARAN ,BILOWGII QARAN SOMALIYEED IYO 12 QODOB OO LAGU SOO NOOLAYN KARO /GOLAHA1960

Comments Off on WARAYSI/DR MAXAMUD CALI GEELDOON AYAA KA WARAMAY “QARAN ,BILOWGII QARAN SOMALIYEED IYO 12 QODOB OO LAGU SOO NOOLAYN KARO /GOLAHA1960

Waraysigan oo Dr Maxamud A Geeldoon ayaa siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan, kaga waramay taariikhdii ay bilaabeen Qaramada aduunka ugu faca weyni dhisida qaramadood , heerarka ay soo mareen iyo kala duwanaanshahooda. Sidoo kale Dr Maxamud Geeldoon Wuxuu aad uga hadlay Wakhtiga ay bilaabantay in dadka somaliyeed bilaabeen iney yeeshaan Qaran ay ku […]

Continue reading …
Page 3 of 3123