Home » Archives by category » Heeso (Page 6)
Continue reading …
Continue reading …

MARYAN Muddo badan ayaan waday Maweellada naftaadoon Kuu miraayay hadalkoo Si aan ku maqsuudiyo Meermeerinaayee.   Anoo mooday xaajadu Meel wacan inay maraysoo Meher keliya noo hadhay.   Ayaad muran ka taagtood “Macsalaama!” igu tidhi, Kaamana mutaysane Axdi aadan u meel dayan, Waxaa dhaanta mayada’e.   Filan mayn, Maryaneey! Marna kaama filannayn Inaad “maya!” i […]

Continue reading …

Saado Cali iyo Maxamed Warsame Qasaali (Daawo waxa dhacay Saado oo muraari dillaacday markay dhagaheedu ku dhaceen hees uu Qasaali Magool la qaadi jiray 40 sano ka hor)

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …

Fanaanka da’da yar ee Bashiir jaawi ayaa ka mida fanaanta da’da yar ee farakutiriskaa ee leh shabahaadda Fanaaniintii hore ee Soomaalida sidaa fanaantii hore sida Xasan Diiriye Hadaba daawo qaybo ka mida heesaha fanaanka da’da yar Bashiir Jaawi Source:Maxaad ka Taqaan Fanaanka Bashiir Jaawi (Heesaha Cajiibkaa ee Bashiir Jaawi)

Continue reading …