Home » Archives by category » Murtida Maanta (Page 4)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] Quraanka Kariimka Suuradda al-Baqra [2:10] Xanuun ayaa qalbiyadooda ku jira, Eebbana cudurkoodii ayuu u sii kordhiyey. Waxaa taa u sii dheer, iyagoo mudan doona, beentii ay ku hadli jireen darteed, burbur iyo ciqaab adag. فِى قُلُوبِهِم مَّرَضٌۭ فَزَادَهُمُ ٱللَّهُ مَرَضًۭا ۖ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌۢ بِمَا كَانُوا۟ يَكْذِبُونَ ٠ In […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Qof allaale iyo qofkii iskuddaya inuu mar qudha laba waddo wada qaado kalaggoyska sinta ayuu ka jabi doonaa.Maahmaah ShiineedWhoever tries to go two roads at once will get a broken hip joint.Chinese Proverb

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Dagaal waa rugta gowraca, halka aanu qofku cad yar oo lo’aad ka qiimo badnayn.War is the slaughterhouse where man is nothing more than a piece of cattle.Fyodor Dostoevsky

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Muwaaddin Soomaaliyeed oo aan dalkiisa, dadkiisa, iyo diintiisa jeclayn, waxba ma jeclaan karo.A Somali citizen who loves not his country, his people, and his religion, can love nothing.Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed [2004-2008]President Abdullahi Yusuf Ahmed

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Si daacadnimo leh u falgal oo si dhiirranaan leh u warceli.Maahmaah DenmaarkiAct honestly and answer boldly.Danish Proverb

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Ku fekerka kalsooni-karmeednimada ayaa kuu saamaxaya in si ka wanaagsan aad wax walba u sameeyso kolka ku fekerka kalsooni-darrada loo barbardhigo.Positive thinking will let you do everything better than negative thinking will.Zig Ziglar

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Baruur keliyaa baruuro qurmisa.Maahmaah SoomaaliyeedA bad apple spoils the barrel.English Proverb

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Mid bahaahin ah ayaa ceel dhagax ku tuura, ka soo saariddiisana boqol nin oo waxgarad ah ayay u baahataa.Odhaah ArmeeniyeedOne idiot throws a stone in the well, and it takes a hundred wise men to get it out.Armenian Saying

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Wixii la sheegaba wax baa ka jira.Odhaah SoomaaliyeedThere is a grain of truth in every joke.English Idiom

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Geed kasta in gubta ayaa hoos taalla.Maahmaah SoomaaliyeedEvery person has his/her own troubles.Somali Proverb

Continue reading …