Home » Archives by category » Murtida Maanta (Page 36)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Hal booli ahi nirig xalaal ah ma dhasho. Maahmaah Soomaaliyeed     A bad tree does not yield good apples. English Proverb     Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 14.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Ku dhaqaaq had iyo jeer hawsha aad u joogsigeeda ka baqayso.     RALPH WALDO EMERSON   Always do what you are afraid to do.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 13.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Ka cararka dhibaata kasta oo jirta waxay sii kordhisaa uun masaafada xallinteeda. Dawga ugu sahlan ka baxsiga dhibaatada waa iyada xallinteeda. Summadlaawe       Running away from any problem only increases the distance from the solution. The easiest way to escape from the problem is to solve it. UNKNOWN   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 10.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Hubsiimo hal baa la siistaa. Maahmaah Soomaaliyeed     To know something for sure, one would even part with a she-camel. Somali Proverb   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 06.02.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]   Gogol rag waa godob la’aan. Maahmaah Soomaaliyeed     A clear conscience is a soft pillow. GERMAN PROVERB   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 31.01.2016

Continue reading …

Mudane Aadan Cabdulle Cismaan ”Aadan Cadde” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Muqdisho, 01.07.1960   Murtida Maanta [Thought of the Day]   “Maanta waxaynnu nahay Soomaali. Maanta waxaynnu nahay xor. Talada gacanteenna ayay inoogu jirtaa. Waqtigan aan idinla hadlayo, waxaad tihiin xor. Dawlad idinka gacantiinna ku jirta ayaad leedihiin. Waxaad leedihiin calan. Waa gallad Ilaahay! Waa in aynnu […]

Continue reading …

Lucius Annaeus Seneca   Murtida Maanta [Thought of the Day]   Miciinlaawennimadu giddigeed ducfinnimo ayay eersataa. All cruelty springs from weakness.   Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com 21.01.2016

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day] KUTIRI-KUTEENNO AYAA KADLAYNAYA RUMOURS ARE GOING ROUND Tifaftiraha puntlandobserver@gmail.com

Continue reading …