Home » Archives by category » Wararka (Page 5)

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Geed kasta in gubta ayaa hoos taalla.Maahmaah SoomaaliyeedEvery person has his/her own troubles.Somali Proverb

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Geni lacag ah wiil kama soo gurto, geedahaa baxa’e.Odhaah SoomaaliyeedMoney doesn’t grow on trees. English Proverb

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Liibaane walba haweeney ayaa, had iyo gooraale, garab taagan.SummadlaaweBehind every successful man, there is always a woman.Anonymous

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Kolka hore wayska kaa moogeysiiyaan, dabadeed way kugu qoslaan, kaddib way kula dagaalamaan, ka gadaale adiga ayaa ka guulaysta.First they ignore you, then they laugh at you, then they fight you, then you win.Mahatma Ghandhi

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Dhallinta maanta waa hoggaamiyaasha berrito.The youth of today are the leaders of tomorrow.Nelson Mandela

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Maskax nabad qabtaayi dagaallo ma cabsigeliyaan.A mind at peace does not engender wars. Sophocles

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Dalkeennu goob haliseed ayuu noqday, sababtuna maaha kuwa shar-wadayaasha ah, waxayse arrintaasi ku suurtaggashay waa kuwa iska daawada waxa dhacaya oo aan waxba ka qabannin.Our country has become a dangerous place, not because of the evildoers, but because of those who watch what is happening and do nothing about it.Madaxweyne […]

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Farxadi ma jirto halka ayan xigmadi ka jirinnin.There is no happiness where there is no wisdom.Sophocles

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Caaqu badhaadhe ayuu ku riyoodaa; caaqilkuse farxad.Maahmaah TurkiyeedA fool dreams of wealth; a wise man, of happiness.Turkish Proverb

Continue reading …

Murtida Maanta [Thought of the Day]

Comments Off on Murtida Maanta [Thought of the Day]

Murtida Maanta [Thought of the Day]Runta waynnu ka meermeeri karnaa, hayeeshee kama warwareegi karno cawaaqibka ka meermeeridda runta.We can evade reality, but we cannot evade the consequences of evading reality.Ayn Rand

Continue reading …